Al-Shabaab oo xukun adag ku fulisay nin la sheegay inuu kufsi geystay

Maxkamada Al-shabaab ee gobolada Jubbooyinka ayaa xukun ku fulisay Nin  lagu eedeeyey inuu kufsi u geystay qof dumar ah. Fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa xukun karbaash ah lagula fuliyay wiil dhalinyara ah oo la sheegay inuu baadiyaha degmadaas ku kufsaday haweenay carruur wadatay. Ninka oo Al-shabaab aysan sheegin magaciisa ayaa … Continue reading Al-Shabaab oo xukun adag ku fulisay nin la sheegay inuu kufsi geystay